Taliyaha Qaybta Booliiska gobalka Mudug ee Puntland oo gaaray deegaanka Wisil

August 31, 2021 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Saraakiil ka tirsan Puntland ayaa gaaray deegaanka Wisil ee gobalka Mudug. Saraakiisha Galmudug ee ku sugan jiida hore ayaa soo dhaweeyay Saraakiisha oo uu hoggaaminayo Taliyaha Qaybta Booliiska gobalka Mudug, Muumin Cabdi Shire.

Deegaanka Wisil ayaa qiyaastii 161 KM Koonfur Bari uga beegan magaalada Gaalkacyo. Puntland iyo Galmudug oo uu ka dhaxeeyay heshiis amni ayaa sheegay iney bilaabayaan howlgal wada jir ah oo ka dhan Al Shabaab.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2021
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online