Agaasimaha KMG ee NISA oo magacaabay Taliyaha NISA ee Gobolka Banaadir

September 15, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Agaasimaha KMG ee NISA ee uu magacaabay Ra’iisul wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Mohamed Huseen Rooble Sareeye Guud Bashiir Goobe ayaa waxaa uu Taliyaha Nabadsugida ee Gobolka Banaadir u magacaabay G/lle Muxidiin Mohamed Jimcaale (Warbac),isagoona faray in dhamaan agaasimayaasha Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonk Qaranka uu guto waajibka saaran

A/cawaale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

262,886 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>