Ciidamada PMPF ee Puntland oo howl galo ka sameeyey magaalada Boosaaso.[Masawiro]

September 24, 2021 - Written by Editor

Boosaaso:-Ciidamada Ilaalada Badda iyo Beriga Puntland ee PMPF ayaa hawlgallo qorshaysan oo lagu bartilmaameedsanayo kooxaha Argagixisada ah ee Al-shabaab iyo Daacish ka fuliyey magaalada Boosaaso.

Yoolkii hawlgalka ayaa lagu guulaystay, waxaana ay ciidamadu sii wadidoonaan waajibaadkooda shaqo ee ay ugu khidmaynayaan shacabkooda iyo dalkooda, Isla markaana ay ku gudanayaan waajibaadkooda shaqo.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

262,886 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>