Ciidamada Puntland ee ku xareysan Dugsiga Tababarka Gen.Careys oo Dhoolatus dab rid ah sameeyey.[Video]

September 21, 2021 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Ciidamada kala duwan ee Puntland ee ku xareysan dugsiga tababarada Gen. Careys Godod ee tababarka dhawaan loo soo xirayo ayaa waxaa ay sameeyay dab-rid iyo guuraha habeenkii,Ciidamada ayaa dabridka ku sameeyey Hubka noocyadiisa kala duwan.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

262,886 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>