Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland oo shaaciyey shaxda isku soo baxa ururadda Siyaasadda Puntland

September 18, 2021 - Written by Editor

Garoowe:-Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa maanta soo saaray shaxda isusoo baxyada Ururadda Siyaasadda ee Puntland oo bilaamandoonta 26/09/2021, Shaxda liiskaan oo lagusoo dhisay qori tuur ayaa Urur walba yeelandoonaa 3 beri oo kala duwan oo uu samaysan karo banaan baxyo waaweyn oo qayb ka ah ololaha ururka ee doorashooyinka 3 degmo.

Hoos ka Akhriso Xogta shaxdan isku soo baxa ururdda siyaasadeed ee Puntland oo dhamaystiran.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

262,768 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>