Guddoomiyaha Guddiga dib habeynta Ciidamada Puntland oo gaaray Gaalkacyo.

September 29, 2021 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ahna Guddoomiyaha Guddiga dib habeynta Ciidamada Mudane Xasan Shire Cabdi iyo Wafti oo haagimanyo ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo.

Waftiga Wasiirka waxaa Kamid ah Wasiirka Wasaaradda Amniga iyo DDRta Mudane Cabdisamada Maxamed Gallan, Taliyaha Ciidanka Daraawiishta S/Gaas. Yaasiin Cumar Dheere iyo Taliyaha Ciidanka Booliiska S/Guuto. Cabdi Xasan Xuseen (Cabdi Yare).

Booqashada guddiga ee Gaalkacyo ayaa daarran ka qayb galka Munaasabad Tababar loogu soo xirayo Ciidamo ka tirsan daraawiishta Puntland oo muddo casharro kale duwen uga Socdey Dugsiga Gen. Carays ee Godod.

Baahintii
Xafiiska Wacyi-gelinta Iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

262,769 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>