Habraaca doorashada Aqalka Sare ee Gobollada Waqooyi oo la shaaciyey

September 19, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Waxaa galabta si rasmi u soo baxay Habraaca iyo weliba shuruudaha doorashada Aqalka Sare ee Gobollada Waqooyi ku metelaya Somaliland. Habaraac iyo Shuruudaha ayaa waxaa soo wada saaray kuna saxiixan Guddoomiyaha Aqalka sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi iyo Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Mahdi Guuleed.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

262,886 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>