Madaxweynaha dowladda Puntland oo lagu soo dhaweeyey Gaalkacyo.[Masawiro]
September 8, 2021 - Written by EditorGaalkacyo:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta dalka dib ugusoo laabtay, ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay magaalada Gaalkacyo.
Soo dhoweynta Madaxweynaha waxaa ka qeybagalay Xubno ka mid ah Goleyaasha Dowladda ee Puntland iyo Galmudug, Masuuliyiinta Gobolka Mudug iyo Degmada Gaalkacyo ee labada dhinac Galmudug iyo Puntland, Saraakiisha laamaha Amniga iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshaweynta magaalada Gaalkacyo.
[ngg src=”galleries” ids=”3816″ display=”basic_thumbnail”]M_M_Deeq
Halgan.net

.gif)

