Madaxweynaha Hirshabeelle oo shaaciyey liiska Musharixiinta Aqalka sare
September 8, 2021 - Written by EditorJowhar:-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Ali Guudlaawe Hussein ayaa maanta soo saaray Liiska Musharixiinta ku tartamaya 8 kursi oo Dowladdda Hirshabeelle ku leedahay Aqalka Sare.
[ngg src=”galleries” ids=”3818″ display=”basic_thumbnail”]– DHAMAAD-
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA HIRSHABEELLE

.gif)

