Ra’isul Wasaaraha JFS oo u tacsiyeeyey dadkii ku dhintay Qaraxii ka dhacay Muqdisho
(September 25, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble, Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka, Wasiiru- dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Xoghayaha joogtada ah ee XRW, Agaasimeyaasha iyo guud a
Madaxweyne Deni oo qado sharaf u sameeyey Carruurta Agoonta ah ee ku jirta xarunta Agoomaha ee Garoowe.[Video]
(September 24, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo Jimce ah Qasriga Madaxtooyada kulan Qado sharaf ah ugu sameeyay Carruurta Agoonta ah ee ku jirta xarunta agoomah
Ciidamada PMPF ee Puntland oo howl galo ka sameeyey magaalada Boosaaso.[Masawiro]
(September 24, 2021)
Boosaaso:-Ciidamada Ilaalada Badda iyo Beriga Puntland ee PMPF ayaa hawlgallo qorshaysan oo lagu bartilmaameedsanayo kooxaha Argagixisada ah ee Al-shabaab iyo Daacish ka fuliyey magaalada Boosaaso. Y
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo Shir la qaatay Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka
(September 23, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay Shir ay habka fogaan aragga caawa ku yeesheen madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka oo diiradda lagu saaray habsami u soc
Madaxweynaha JFS oo warqadaha Aqoosiga ka guddoomay Safiiradda dalalka Nigeria iyo Indonesia
(September 21, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka Nigeria Mudane Yusuf Yunusa
Ciidamada Puntland ee ku xareysan Dugsiga Tababarka Gen.Careys oo Dhoolatus dab rid ah sameeyey.[Video]
(September 21, 2021)
Gaalkacyo:-Ciidamada kala duwan ee Puntland ee ku xareysan dugsiga tababarada Gen. Careys Godod ee tababarka dhawaan loo soo xirayo ayaa waxaa ay sameeyay dab-rid iyo guuraha habeenkii,Ciidamada ayaa
Liiska musharraxiinta Xildhibaannada Aqalka Sare ee S/land oo la shaaciyey
(September 21, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa liiska musharraxiinta xildhibaannada Aqalka Sare ee Gobollada Woqooyi ( Somaliland) ka guddoomay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Ca
Madaxweyne Ku xigeenka DGPL dhaggax dhigay dayactir lagu sameynayo Buundooyinka wadada u dhexaysa Garoowe iyo Sin-u-jiif.[Video/Masawiro]
(September 20, 2021)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa dhaggax dhigay dayactir lagu sameynayo Buundooyinka wadada u dhexaysa Garoowe iyo Sin-u-jiif. Qeybta dayactir
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay Safiirka UK ee Soomaaliya.[Masawiro]
(September 20, 2021)
Muqdisho:-Ra'iisul Wasaaraha XFS Mudane Mohamed Hussein Roble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka UK ee Soomaaliya @KFosterFCDO oo ay ka wada hadleen xiriirka labada dal iyo habsami u socodka iyo a
PL oo heshiis la gashay Shirkadaha Albaashi, Kebarco oo ka mid ah shirkadaha ka hawlgala Deegaanada Puntland.
(September 19, 2021)
Garoowe:-Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane, Axmed Bashiir Muuse ( Cirro) oo uu wehliyo Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda DPL Mudane, Xassan Shire Abgaal ayaa heshi

« Previous PageNext Page »