Habraaca doorashada Aqalka Sare ee Gobollada Waqooyi oo la shaaciyey
(September 19, 2021)
Muqdisho:-Waxaa galabta si rasmi u soo baxay Habraaca iyo weliba shuruudaha doorashada Aqalka Sare ee Gobollada Waqooyi ku metelaya Somaliland. Habaraac iyo Shuruudaha ayaa waxaa soo wada saaray kuna
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo Warsaxaafeed ka soo saaray xaaladda Soomaaliya
(September 18, 2021)
New York:-Xubnaha Golaha Amaanka ayaa warbixin ku saabsan xaaladda ka jirta Soomaaliya ka dhageystay Ergeyga Gaarka ah ee Xoghaya Guud. Xubnaha Golaha Amaanku waxay walaac xooggan ka muujiyeen khilaaf
Shirkii Guddiga Amniga Qaranka ee Dawladda Federaalka Soomaaliya oo baaqday
(September 18, 2021)
Muqdisho:-Shirkii Guddiga Amniga Qaranka ee Dawladda Federaalka Soomaaliya ee uu hore u iclaamiyay Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo in uu qabsoomo maanta oo ay taariikhdu tahay 18-
Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland oo shaaciyey shaxda isku soo baxa ururadda Siyaasadda Puntland
(September 18, 2021)
Garoowe:-Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa maanta soo saaray shaxda isusoo baxyada Ururadda Siyaasadda ee Puntland oo bilaamandoonta 26/09/2021, Shaxda liiskaan oo lagusoo dhisay qori tuur ayaa
Gudiga Maamulka Doorashada heer dowlad goboleed ee Hirshabeele oo War saxaafadeed soo saaray
(September 18, 2021)
Jowhar:-Gudiga Maamulka Doorashada heer dowlad goboleed ee Hirshabeele oo War saxaafadeed soo saaray waxaan ay u qornayd sidda tan:- • Iyadoo laga jawaabayo cabashadii ay soo gudbiyeen qaar ka mid a
Puntland: Faahfaahin Mowqifka Khilaafka ka taagan Villa Soomaaliya iyo Ujeedka Shirka Garoowe.[Dhagayso]
(September 17, 2021)
Puntland “Ra’isal Wasaaraha ayaa u wici kara qabashada shirka Golaha Wadatashiga Qaranka, Kan Dawlad Goboleedyadu waa ka duwan yahay waana Dastuuri,” Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland Mohamed Dha
Af-hayeenka Madaxtooyada oo ka hadlay Xanibaad loo geystay Agaasimihii hore NISA
(September 17, 2021)
Muqdisho:-Dawladda Federaalka Soomaaliya waxa ay ka xuntahay falka xadgudubka ku ah xuquuqda musaafiriinta iyo shuruucda caalamiga ah ee Dawladda Jabuuti ay garoonka diyaaradaha Jabuuti ku xannibtay L
Maamulgobolleedyada oo Warsaxaafadeed ka soo saaray Khilaafka Ra’iisul wasaaraha iyo Madaxweynaha
(September 17, 2021)
Garoowe:-Madaxweynayaasha Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Puntland, Koonfur Galbeed, Jubaland, Galmudug iyo Hirshabelle; Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni, Madaxweyne Cabdic
Beesha caalamka oo Warsaxaafadeed ka soo saaray Khilaafka Ra’iisul wasaaraha iyo Madaxweynaha
(September 17, 2021)
Muqdisho:-Iyadoo dadka Soomalaiyeed ay xusayaan sannad-guuradii 1aad ee kasoo wareegtay Heshiiskii 17kii Sebteembar, ayaa saaxiibbada beesha caalamka waxay aad uga walaacsanyihiin in khilaafka sii kor
Afhayeenka Madaxweynaha Soomaaliya oo laga waraystay Xanibaadii Agaasimihii hore ee NISA Fahad Yaasiin.[Video]
(September 17, 2021)
Muqdisho:-Wararkii ugu dambeeyay ee Fahad Yaasiin, Afhayeenka Madaweynaha Soomaaliya, ayaa Universal Tv uga warramay.Wararkii ugu dambeeyay ee Fahad Yaasiin, Afhayeenka Madaweynaha Soomaaliya, ayaa Un

« Previous PageNext Page »