Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka jawaabay qoraal ka soo baxay Madaxweynaha.[Video]
(September 16, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo bayaan ka soo saaray qoraalkii baal marsanaa dastuurka dalka ee ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha. Ka dib markii uu Ra’iisul Wasa
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kulan la qaatay Gudoomiyaha Aqalka Sare iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka.[Masawiro]
(September 16, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Guddodomiyaha Aqalka Sare ee BFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka
Dardargelinta Doorashooyinka iyo Hakinta Awoodaha wasiirka koowaad
(September 16, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo; Markuu arkay tallaabooyinka khilaafsan Dastuurka KMG ah ee uu qaaday Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble sida ku cad Q
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo dhaggax dhigay waddada isku xirta Jalam iyo degmada Xarfo.[Masawiro/Video]
(September 15, 2021)
Buurtinle:-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, oo safar shaqo maanta ku tegey Degmada Buurtinle ee Gobolka Nugaal ayaa dhaggax dhigay Mashruuca dib-u-dhiska wa
Ra’isal Wasaarihii hore JFS C/weli Gaas oo ku baaqay inKiis Ikran Tahliil loo daayo Hay’addaha Garsoorka.[Dhagayso]
(September 15, 2021)
Ra’isal wasaaraha Soomaaliya ayaa sharci darro ku tilmaamay gudidii uu madaxweynuhu u saaray baadhista kiiska Ikraan Tahliil oo ka tirsanayd hay’adda nabadsugidda iyo sirdoonka oo dhimashadeedu mu
Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland oo kulan la qaatay maamulka iyo Saraakiisha degmada Saaxo.[Masawiro]
(September 15, 2021)
Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa kulan la qaatay Maamulka iyo Saraakiisha Degmada Saaxo ee Gobolka Mudug. Kulan waxaa goob joog ahaa Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Mudug, Ta
Agaasimaha KMG ee NISA oo magacaabay Taliyaha NISA ee Gobolka Banaadir
(September 15, 2021)
Muqdisho:-Agaasimaha KMG ee NISA ee uu magacaabay Ra'iisul wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Mohamed Huseen Rooble Sareeye Guud Bashiir Goobe ayaa waxaa uu Taliyaha Nabadsugida ee Gobolka Bana
Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho [Dhagayso]
(September 14, 2021)
Muqdisho:-Wararka ka imanaya Muqdishu ayaa sheegaya in ugu yaraan 11 qof ku dhinteen qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay degmada Wadajir ee dhinaca Koonfureed ee magaalada. Qaraxa ayaa la sheegayaa in
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka digay in la marin habaabiyry Kiiska Ikraan Tahliil.[Video]
(September 14, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS waxa uu ka digayaa isku day kasta oo lagu marin habaabinayo Kiiska Ikraan Tahliil. Sidoo kale Ra’iisul Wasaaruhu wax uu farayaa Taliyayaasha Ciidamada Qalabka Sida
Sh C/naasir Xaaji Axmed oo si adag uga hadlay dilalka lagu laayey haldoorkii Magaalada Laascaanood.[Video]
(September 13, 2021)
Laascaanood:-Sh Cabdinaasir Xaaji Axmed oo ka mid ah culimada waa weyn ee dalka Soomaaliya kuna Nool Gobolka Sool gaar ahaan magaalada Laascaanood ayaa waxaa uu si adag uga hadlay dilala qorshaysan ee

« Previous PageNext Page »