Puntland: Faahfaahin Mowqifka Khilaafka ka taagan Villa Soomaaliya iyo Ujeedka Shirka Garoowe.[Dhagayso]

September 17, 2021 - Written by Editor

Puntland “Ra’isal Wasaaraha ayaa u wici kara qabashada shirka Golaha Wadatashiga Qaranka, Kan Dawlad Goboleedyadu waa ka duwan yahay waana Dastuuri,” Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland Mohamed Dhabancad ayaa Radio Daljir u faahfaahiyey Shirka Garoowe lagu qabanayo & Warsaxaafadeedka Dawladaha xubnaha ka ah Dawlada Federalka ah ee Soomaaliya.

Radio Daljir

Comments are closed.