Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho [Dhagayso]

September 14, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Wararka ka imanaya Muqdishu ayaa sheegaya in ugu yaraan 11 qof ku dhinteen qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay degmada Wadajir ee dhinaca Koonfureed ee magaalada. Qaraxa ayaa la sheegayaa inuu ka dhacay maqaayad shaaha laga cabo oo ku taal meel lagu qaado canshuurta dowlada hoose, sida ay ilo wareedyo u sheegeen idaacadda VOA.

Dadka dhintay ayaa isugu jira shacab iyo askar. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa si xooggan u cambaareeyey qaraxa oo uu ku tilmaamay mid argagixiso oo aan kala sooc lahayn. Waxa uu sheegay in qaraxa muujinayo sida argagixisadu ugu oon qabaan daadinta dhiigga shacabka. Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda qaraxyan.

VOA

Leave a comment

*

Archives
September 2021
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online