Sheekh C/naasir Xaji oo si adag uga hadlay dadkii Soomaaliyeed oo laga raafay Laascaanood.[Video]
(October 4, 2021)
Laascaanood:-Sh Cabdinaasir Xaaji Axmed oo ka mid ah culimada waa weyn ee dalka Soomaaliya kuna Nool Gobolka Sool gaar ahaan magaalada Laascaanood ayaa waxaa uu si adag uga hadlay dad soomaaliyeed oo
Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo gaaray dalka Itoobiya.[Masawiro]
(October 4, 2021)
Addis Abba:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa oo ay uga qeyb geli doonaan munaasabadda ca
Wararkii ugu dambeeyey masaafurinta ka socota magaalada Laascaanood.[Dhagayso]
(October 4, 2021)
LAASCAANOOD:-Qabqabashada dadka kasoo jeeda Koonfurta Soomaaliya ee magaalada Laascaanood ayaa socota maalintii saddexaad inkastoo xawliga ay ku socoto uu gaabis yahay marka loo eego labadii maalmood
Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland oo warbixin ka dhagaystay qaar ka mid ah Golaha Wasiirada Puntland xaalada dadkii laga soo raafay Laascaanood.[Video]
(October 4, 2021)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta kulan la qaatay xubno ka mid ah Golaha Wasiirada, wuxuuna Madaxweyne Ku-x
Madaxweynaha Jubaland oo qaabilay Wafdi ka socda Beesha Caalamka. [Masawiro/Video]
(October 4, 2021)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi kasocda beesha Caalamka. Wafdiga waxaa kamid ah wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay