Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay Amiirka dalka Qatar.[Masawiro/Video]
(October 5, 2021)
Qatar:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo safar shaqo ku jooga dalka Qatar ayaa maanta kulamo la yeeshay Amiirka Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al Th
Madaxweynaha JFS oo dib ugu soo laabtay Muqdisho.[Video]
(October 5, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib booqasho labo maalmood qaadatay oo uu magaalada Addis Ababa kaga qa
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ka hadlay dadkii laga soo raafay Laascaanood.[Video]
(October 5, 2021)
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in shacab Soomaaliyeed laga soo musaafuriyo dhul Soomaaliyeed, waxaa naga go’an in si dhaw wax ugu qabano dadkii laga soo mus
Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland oo soo dhaweeyey xukunka Maxkamada sare ay ku riday xubno ka tirsan Al-Shabaab
(October 5, 2021)
Gaalkacyo:-Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa soodhaweeyey Xukunka Maxkamada Sare ee Ciidamada Qalabka Sida Puntland ay ku riday maanta 8 kamida inka badan 60-meeyo qofood oo
Maxkamadda ciidamada qalabka ee Puntland oo dil ku xukuntay 8 xubin oo ka tirsan Al-shabaab.[Video]
(October 5, 2021)
Gaalkacyo:-Maxkamadda ciidamada qalabka sida iyo dambiyada culus ee Dawladda Puntland ayaa xukun dil toogasho ah ku riday 8 nin oo ka tirsanaa Al-shabaab ka dib markii ay racfaan ay ka qaateen xukun h