Madaxweyne Farmaajo oo umada Soomaaliyeed u jeediyey Khudbad ku aadan Go’aanka kama danbeysta ah ee ka soo baxay Maxkamadda ICJ. [ Video]
(October 12, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo jeediyey khudbad ku aaddan go’aanka kama danbeysta ah ee ka soo baxay Maxakamadda ICJ ee kiiska daca
Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay 67-sanno guurada ka soo wareegtay maalintii la sameeyey Calan
(October 12, 2021)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash “Waxaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed ugu hanbalyeynayaa 67-sanno guurada ka
Go’aan ka gaarista dacwadda badda Kenya iyo Soomaaliya oo bilowday [LIVe]
(October 12, 2021)
Madaxweynaha Maxkamadda oo akhrisay caddeymaha iyo doodda ay soo bandhigeen labada dhinac, ayaa sheegtay in aysan maxkamadda ICJ caddeyn karin in khilaafka labada dhinac uu soo jiray ka hor sannadkii
Golaha Midowga Murashaxiinta oo eedeeyey Golaha Wadatashiga Qaran
(October 12, 2021)
Muqdisho:-Goluhu Midowga Murashaxiinta wuxuu hoosta ka xarriiqayaa in Golaha Wadatashiga Qaran uu qaadayo mas’uuliyadda dib u dhaca doorashooyinka dalka.Hay'adihii dowladda federaalk oo muddo xiloo