Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland oo qaabilay madaxa mashruuca horumarinta degmooyinka ee (JPLG) ee Soomaaliya Paul Simkin.
(October 20, 2021)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo madaxa mashruuca horumarinta degmooyinka ee (JPLG) ee
Ra’iisul Wasaaraha DFS Maxamed Xuseen Rooble oo si adag u cambaareeyey falkii guracnaa Ee Al Shabaab.
(October 20, 2021)
Muqdisho:-Waxaan cambaareynayaa aadna uga xumahay falka arxan darrada iyo burcadnimada ah ee argagixisada Alshabaab ku gubeen raashin iyo hanti ay lahaayeen ganacsato Soomaaliyeed duleedka Degmada Wa
Golaha Wasiirada Jubbaland oo ansixiyay miisaaniyadda sanadka (VIDEO)
(October 20, 2021)
Kismaayo:-Kulan aan caadi ahayn oo ay yeesheen golaha wasiirada Dowlada Jubaland oo uu shir gudoominayay Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam, ayay golahu dood dheer ka yeesheen miisaaniyada sanadka oo ay