Goobihii Cod-Bixinta Doorashada oo Puntland oo soo Xirmay .
(October 25, 2021)
Garoowe:-Goobihii cod-bixinta doorashada Puntland ee saaka ka bilaabatay degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn ayaa goordhaweyd soo xirmay, sida uu sheegay Guddoomiyaha Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka P
Puntland oo saaka ay ka bilaabatay Doorashada qof iyo cod ee degmooyinka Qardho,Ufeyn iyo Eyl
(October 25, 2021)
Qardho:-Waxaa saaka u dareeray doorasho qof iyo cod ah Dadweynaha ku nool magaalooyinka Qardho, Ufeyn iyo Eyl si ay u doortaan dadkii u matali lahaa Golayaashooda deegaanka ee 3 degmo ee hadda si ho