Guddiga Hirgelinta Doorashada kuraasta Gobolada Waqooyi Somaliland oo diiwaangeliyay ergooyinka
(October 30, 2021)
Muqdisho:-Guddiga Maamulka Doorashada Kuraasta gobolada Waqooyi Soomaliland( SEIT) ayaa wada Diiwaangelinta ergooyinka kuraasta Gollaha Shacabka ee tirsigoodu yahay HOP#239 iyo HOP#237, Diiwaangelinta
Guddoomiyaha degmada Kismaayo oo loo magacaabay Col.Cumar C/llaahi Faraweyne
(October 30, 2021)
Kismaayo:-Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed islaan Ahmed Madoobe ayaa u magacaabay Guddoomiyaha degmada Kismaayo ahna Duqa magaalada Col.Cumar C/llaahi Faraweyne oo horay u soo noqday Guddoomiyaha
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo furay Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland.[Masawiro/Video]
(October 30, 2021)
Garoowe: 30 October 2021: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta furay Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland. Madaxweynaha ayaa Khudbaddiisa Das