Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyey Ansixinta Miisaaniyadda Sanadka 2022 Iyo Guddiga Fulinta Wareegtadii Madaxweynaha
(October 31, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirrada oo ku saabsanaa xaaladda guud ee dalka, ansixinta miisaaniyadda