Booliska Sweden oo faah-faahiyey qaraxii Gothenburg

October 6, 2021 - Written by Editor

Gothenburg:-Booliska Sweden ayaa markii ugu horeysay ka hadlay qaraxii weynaa ee 28-kii bisii September ka dhacay magaalada Gothenburg oo ay ku dhaawacmeen 26 qof.

Booliska ayaa sidoo kale sheegay in ay heleen maydka ninkii lagu tuhunsanaa in uu soo maleegay qaraxaas.

Haddaba wariyaha VOA-da ee London Ridwaan Xaaji Cabdiweli ayaa la xiriiray Cabdulaahi Maxamed oo ka tirsan Golaha deegaanka ee magaaladaasi

VOASomalia
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

259,216 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>