Ciidamada DFS iyo kuwa Galmudug oo gudaha u galay Degmada Guriceel.

October 23, 2021 - Written by Editor

Guriceel:-Ciidamadda Galmudug iyo kuwa DFS ayaa la wareegay inta badan Degmadda Guriceel, ka dib dagaal socday 8saacadood ay ku qaadeen ciidamada la baxay Ahlu sunna oo xoog ku heystay Degmada Guriceel.

Dagaalka ka socda degmada Guriceel ayaa yimid ka dib markii uu fashilmay waanwaan ay wadeen odayaasha iyo waxgaradka Degmada Guriceel.

Wararka ugu danbeeyey ayaa sheegaya in ciidamda Galmudug iyo kuwa la wareegeen Saldhigga Degmadda Guriceel iyo Xarunta degmadda, waxaana hadda la arkayaa Gaadiidkooda dagaalka oo wadada laamiga dhexmaraya.

Wararkii ugu danbeeyey ee dagaalada ka socda Degmada Guriceel ayaa sheegaya in dagaalka xoogiiisa uu ka socdo Aagga Jaamacadda oo ah fariisinka ugu weynaa ee Ahlusunna ku laheed degmadda Guriceel kuna yaala dhanka Waqooyi Beri.

Dagaalka ayaa waxaa uu geystay khasaaro leh dhimasho iyo Dhaawac badan oo ka dhashay dagaalkan socday 8 saacadood in ka badan.

A/Cawale
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
October 2021
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online