Gal-Mudug: Waa sidee xaaladda goobihii uu ka dhacay dagaalkii shalay?[Dhagayso]

October 1, 2021 - Written by Editor

WASHINGTON:-Xaaladda deegaanka Bohol ee duleedka Dhuusamareeb, ayaa saaka deggan, halkaas oo shalay ay ku dagaallameen ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa Ahlu-Sunna.

Dagaalkasi ayaa la sheegey inay ku dhinteeb toban qof, iyadoo ay ku dhaawacmeen labaatan kale, oo dhinacyadii dagaallamayay ay ku jiraan.

Dagaalka ayaa billowdey kadib makrii ciidamo Ahlu Sunnah ak tirsan ay fariisin ka sameysteen duleedka Dhuusamareeb, halkaasoo ay weerareen ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka Galmudug. Haddba, xaaladda warkii ugu dambeeyay ee dagaanka uu dagaalka ka dhacay ayaa Jamaal Axmed Cismaan ka wareystay wariyaha VOA C/waaxid Macalin Isaaq.

VOA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

262,886 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>