Golaha Midowga Murashixiinta oo xadgudub ku tilmaamay dadkii Soomaaliyeed ee laga soo raafay Laascaanood

October 6, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Golaha Midowga Murashixiinta wuxuu aad iyo aad uga xun yahay xadgudubka lagula kacay dadka Soomaaliyeed ee laga soo raafay magaalada Laascaanood, wuxuuna ugu baaqayaa culimada, odayada dhaqanka, aqoonyahanka, indheergaradka iyo waxgaradka ka soo jeeda Somaliland in ay hor istaagaan falkaa gurracan ee dhaawacaya walaalnimada, ehelnimada iyo ummadnimada ka dhaxaysa dadka Soomaaliyeed.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

259,220 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>