Guddiga doorashooyinka Kuraasta Gobolladda Waqooyi ee S/land ee Golaha Shacabka oo la bilaabayo
October 28, 2021 - Written by EditorMuqdisho:-Guddiga doorashooyinka Kuraasta Goboladda Waqooyi ee Soomaaliland ayaa shaacinayaa in kuraasta lambarkoodu yahay HOP#239 iyo HOP#237 ay yihiin kuwa u horeeya ee lagu bilaabayo doorashada Golaha Shacabka kana dhacaysa Mogadishu, sidda darteed waxa aanu ogaysiinaynaa dhamaan murashiinta beelahaas ee danaynaya in ay is diiwaan galiyaan.
[ngg src=”galleries” ids=”3865″ display=”basic_thumbnail”]A/cawaale
Halgan.net

.gif)

