Madaxweynaha Dowladda Gal-Mudug oo caawa la kulmay maamulka iyo bulshada Guriceel.[Masawiro]

October 28, 2021 - Written by Editor

Guriceel:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa caawa Degmada Guriceel kulan kula qaatay maamulka magaalada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada oo iskugu jiray odayaasha dhaqanka, waxgaradka, ganacsatada, haweenka iyo dhalinyarada.

Madaxweynaha iyo bulshada degmada ayaa ka wada hadlay xaaladda guud iyo amniga degmada dhinaca kale, Madaxweynaha ayaa soo dhaweeyay talo jeedinta bulshada degmada Guriceel, asagoona ku ammaanay garab istaagga ay u muujiyeen geeddi socodka nabadda, dowladnimada iyo midnimada reer Galmudug.

-Dhamaad-

Leave a comment

*

Archives
October 2021
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online