Madaxweynaha Dowladda Puntland oo furay Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland.[Masawiro/Video]

October 30, 2021 - Written by Editor

Garoowe: 30 October 2021: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta furay Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland.

Madaxweynaha ayaa Khudbaddiisa Dastuuriga ah uga hadlay Amniga iyo Tayeynta Ciidamada, Doorashooyinkii taariikhiga ah ee hal cod iyo hal qof, mashaariicda horumarin ee Dowladdu hirgelisay, xaaladda guud ee Soomaaliya iyo wadashaqeynta Puntland iyo Dowladaha xubnaha ka ah DFS.

Kulanka waxaa ka qeybgalay Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl, Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiillada DPL Mudane Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan, Xildhibaanada Golaha Wakiillada DPL, Qaar ka mid ah senatarada cusub ee Puntland ku metelaya DFS, Saraakiisha Ciidamada Amniga, Saraakiil Madaxtooyo iyo marti sharafkal

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

272,515 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>