Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ka hadlay dadkii laga soo raafay Laascaanood.[Video]

October 5, 2021 - Written by Editor

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in shacab Soomaaliyeed laga soo musaafuriyo dhul Soomaaliyeed, waxaa naga go’an in si dhaw wax ugu qabano dadkii laga soo musaafuriyey Magaaladda Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool.

Dhinac kale Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Gudi kumeel gaar ah u saaray dadka laga soo musaafuriyey magaalada Laascaanood ee gobolka sool.


A/cawaale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

262,886 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>