Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida S/Guuto Salaad Maxamuud Ciise (Dhega-dheere)

October 8, 2021 - Written by Editor

Garoowe:-Ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland ayaa waxaa uu ka tacsiyeeyey geerida S/Guuto Salaad Maxamuud Ciise (Dhega-dheere) waxaan uu Alle uga baryey in Alle naxariistii jano ka waraabiyo S/Guuto Salaad Maxamuud Ciise (Dhega-dheere) oo ahaa Hogaankii gaadiidka ee Ciidamada Daraawiishta Puntland oo saaka ku geeriyooday Garoowe.

Marxuumku wuxuu usoo shaqeeyey dadkiisa iyo dalkiisa wakhtiyo adag oo ay ubaah-naayeen,isaga oo qayb weyn ka qaatay dhismaha Ciidamada Daraawiishta Puntland.Waan uga tacsiyeynayaa Qoyskii oo uu ugu horeeyo Jaamac Dhega-dheere, Eheladii, Asxaabtii,Ciidamada Difaaca Puntland,Shacacbka reer Puntland iyo kan Soomaaliyeedba.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

259,218 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>