Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland oo la kulmay wafdi ka socda Hay’adda IFES
(October 27, 2021)
Garowe:- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuquraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad, ayaa Xafiiskiisa Garowe ku qaabilay wafti ka socday Hay,adda IF
Guddoomiyaha Gobolka Mudug “Puntland qayb kama ahayn dagaalkii ka dhacay Guriceel.”[Video]
(October 27, 2021)
Gaalkacyo:-Guddoomiyaha Gobolka Mudug Cabdiladiif Muuse Nuur Sanyare: "Puntland waxay rumeysan tahay in Galmudug ay tahay dowladd dhisan oo daris la ah, Waa been iyo borobugaando wararka sheegaya in
Taliyaha Ciidamada Booliska Guriceel lama cafin doono kuwii dagaalka ka riday Guriceel (VIDEO)
(October 27, 2021)
Guriceel:-Taliyaha Ciidamada Booliska degmada Guriceel G/sare Cismaan Cali Hudeey ayaa maanta waxaa uu kula hadlay warbaahinta Degmada Guriceel ka dib markii ay ciidamada Ahlusuna ay ka baxeen Degmad
Madaxweynaha Puntland oo Shir jaraa’id oo uu qabtay uga hadlay doorashooyinka ka dhacay degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn.[Video]
(October 26, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shacabweynaha Puntland gaar ahaan bulshada degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn ugu hambalyeeyay Doorashadda goleyaasha deegaa
Guddiga KMG doorashooyinka Puntland oo shaaciyay natiijada doorashada degmada Qardho.
(October 26, 2021)
Qardho:-Guddiga KMG doorashooyinka Puntland ee TPEC ayaa galabta si rasmiya u shaaciyay natiijada doorashada degmada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar . Waa markii ugu horeysay oo ay Degmada Qardh
Goobihii Cod-Bixinta Doorashada oo Puntland oo soo Xirmay .
(October 25, 2021)
Garoowe:-Goobihii cod-bixinta doorashada Puntland ee saaka ka bilaabatay degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn ayaa goordhaweyd soo xirmay, sida uu sheegay Guddoomiyaha Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka P
Puntland oo saaka ay ka bilaabatay Doorashada qof iyo cod ee degmooyinka Qardho,Ufeyn iyo Eyl
(October 25, 2021)
Qardho:-Waxaa saaka u dareeray doorasho qof iyo cod ah Dadweynaha ku nool magaalooyinka Qardho, Ufeyn iyo Eyl si ay u doortaan dadkii u matali lahaa Golayaashooda deegaanka ee 3 degmo ee hadda si ho
Madaxweynaha hore ee DFS Hassan Sheekh Maxamuud oo ku baqaay in la joojiyo Dagaalka Guriceel
(October 24, 2021)
Muqdisho:-Waxaan tacsi u dirayaa dhammaan ehelada iyo qoysaskii ay ka baxeen dadkii ku geeriyooday dagaalka Guraceel, dhaawacyadana waxaan u rajeynayaa bogsasho degdeg ah.Waxaan ku baaqayaa in si deg
Wararkii ugu dambeeyey ee dagaaladii Degmada Guriceel.
(October 23, 2021)
Guriceel:-Ugu yaraan 20 qof ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhinteen 40 ka badanna ay ku dhaawacmeen dagaal magaalda Guriceel saakay ka qarxay oo u dhaxeeya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Gal
Wareysi ay VOA la yeelatay Mukhtaar Roobow “Abuu Mansuur
(October 23, 2021)
Mukhtaar Roobow Cali "Abuu Mansuur" oo horey u ahaa ku xigeenkii ururka Al-Shabaab oo bishii December ee sannadkii 2018-kii ay dowladda Soomaaliya ka hor istaagtay in uu u tartamo hoggaanka maamul go

« Previous PageNext Page »