Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay Amiirka dalka Qatar.[Masawiro/Video]

October 5, 2021 - Written by Editor

Qatar:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo safar shaqo ku jooga dalka Qatar ayaa maanta kulamo la yeeshay Amiirka Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al Thani iyo Ra’iisul Wasaaraha Qatar Sheekh Khaalid Bin Khalifa Al-Thani iyo Mas’uuliyiin kale.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Doxa ee dalka Qadar ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Qadar Shiikh Khalid Bin Khalifa Al-Thani kaa oo looga hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo kordhinta mashaariicda horumarineed ee Dowladda Qadar ay ka fuliso Soomaaliya.


A/cawaale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

259,214 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>