Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr.Cumar C/rashiid oo ka hadlay go’aanka ICJ iyo heshiiskii 2009.[Dhagayso]

October 13, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Ayada oo Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda (ICJ) ay shalay xukuntay kiiskii baddan ee Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxaa noo suurto-gashay inaan waraysano Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Sharmarke oo xilligii uu jagada hayey soo shaac-baxay muranka badda ee Soomaaliya iyo Kenya.

Xukuumaddii Cumar Cabdirashiid ayaa Is-fahamka caanka noqday ee Memorandum of Understanding la gashay dawladda Kenya kaasi oo ku saabsanaa badda Soomaaliya.

Falastiin Axmed Iimana ayaa kula xiriirtay khadka telefoonka, waxayna weydiisay sida uu u arko xukunka maxkamadda?

VOA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

259,214 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>