Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo si adag uga hadlay fasaadka ka socda baraha bulshada (Daawo)

October 29, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ku nool caasimada dalka Soomaaliya ee Muqdisho ayaa waxaa uu khudbadii Jimcaha ee maanta uga hadlay akhlaaq wanaagsan iyo Caqiidda Suuban iyo halka ay diinta Islaamka ka joogto.

Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa si adag uga hadlay dhaqan xumada ka socota maalmahaan Social media oo ay ku kacayanaa dhalaanka soo koraya iyo khatarta ka imaan karta akhlaaqa iyo Caqiida Islaamka oo ka lunta Bulshada islaamka guud ahaan gaar ahaan tan Soomaalida.

Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa xusay in umada cadawgeeda ay dadaal badan ku bixiyaan in dhalaanka laga lumiyo akhlaaqda iyo caqiidda Islaamka arrinkaas oo halis ku ah jiritaan mujtamac islaamka guud ahaan gaar ahaan Soomaalida.

Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa ku booriyey waalidiinta Soomaaliyeed in ay ka war hayaan ubadkooda oo ay la socodaan wax ka socda Socail Media ah oo waalidku uusan dayicin ubadkooda ayna ogaadaan in lagula xisaabtamayo maalinta Qiyaamaha.
M_M_Deeq
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
October 2021
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online