Sheekh Maxamed Shaakir oo sharraxaya sababta Ahlu-sunna ugu soo laabatay Galmudug

October 2, 2021 - Written by Editor

Sheekh Maxamed Shaakir oo ka mid ah hoggaanka sare ee ururka Ahlu-Sunna ayaa dowladda Federaalka iyo maamulka Galmudug ku eedeeyay xiisadda ka soo cusboonaatay deegaanka Galmudug.

Waxa uu sheegay in sababta ay Ahlu-Sunna ugu soo laabtay Galmudug ay tahay la dagaallanka maleeshiyada Al-shabaab.

Wariyaha VOA-da ee magaalada Gaalkacyo Abdiwahid Moalin Isak ayaa wareysigan la yeeshay Sheekh Maxamed Shaakir.


VOA Somalia
Halgan.net

Comments are closed.