Wararkii ugu dambeeyey masaafurinta ka socota magaalada Laascaanood.[Dhagayso]

October 4, 2021 - Written by Editor

LAASCAANOOD:-Qabqabashada dadka kasoo jeeda Koonfurta Soomaaliya ee magaalada Laascaanood ayaa socota maalintii saddexaad inkastoo xawliga ay ku socoto uu gaabis yahay marka loo eego labadii maalmood ee lasoo dhaafay.

Mas’uuliyiinta amniga Somaliland oo la hadlay warbaahinta dawladda Somaliland ayaa iyagana difaacay tallaabooyinka ay qaadayeen oo dhaliyey cambeeryn xooggan.

Warbixintan waxaa soo diray weriyahayaga Laascaanood Cabdikariim Olol.

VOA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

262,886 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>