Wareysi: Xaaladda cakiran ee ka taagan maamul goboleedka Gal-Mudug [Dhagayso]

October 8, 2021 - Written by Editor

Dhuusamareeb:-Wasiirkii Amniga ee maamulka Galmudug Ahmed Macalin Fiqi ayaa sida uu soo dhigay bartiisa Facebook, waxuu ka tagay shaqadii wasaaradda Amniga ee maamulka Galmudug, waxaana is-casilaaddiisa kadib xalay magaalada Dhuusomareeb ka jiray gadood ay sameeyeen qaar ka mid ah ciidanka Gal-Mudug.

Waxaa sidoo kale jiray kulan ay isugu yimaadeen madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo golihiisa wasiirada oo looga hadlay amniga Galmudug iyo dardargalinta doorashada xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka.

Haddaba wararkii ugu dambeyey waxaa wariyaha VOA ee Washington Sahra Cabdi Axmed ay khadka telefoonke ee DhuusoMareeb ku wareysatay, wasiirka Warfaafinta ee maamulkaasi Axmed Shire Falagle.

VOA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

259,220 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>