Wasiirka amniga Maamulka Gal-Mudug oo faahfaahiyey sababta uu isku casliy iyo xaalada Gal-Mudug.[Video]

October 10, 2021 - Written by Editor

Dhuusamareeb:-Wasiirkii hore ee amniga Gal-Mudug Axmed Macalin Fiqi oo qabtay Shir jaraa’id ayaa waxaa uu ka hadlay sababta uu iskaga casilay xilkii wasiirnimo iyo xaalada murugsan ee ka taagan deegaano dhowr ah oo hoos taga maamulka Gal-mudug gaar ahaa Guriceel.
Wasiirkii hore ee amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa ka digay in khilaafka u dhexeeya maamulka Gal-Mudug iyo Ahlusunaha lagu xaliyo gacan ka hadal ama dagaal taas oo sababi kara Burbur ku yimaada maamulka Gal-Mudug.

Dhinac kale Wasiirkii hore ee amniga Gal-Mudug Axmed Macalin Fiqi ayaa uga digay Taliyaasha ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ciidamada ku soo daabulay Dhuusamareeb ay ka fogaadaan hurin colaad la dhex dhigo bulshada Gal-Mudug.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

259,214 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>