Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo ku baaqay in la bixiyo Canshuuraha[Video]

October 6, 2021 - Written by Editor

Boosaaso:-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi aya kormeer shaqo ku tagay Kastamka Garoonka diyaaradaha Boosaaso iyo xarunta Cashuuraha Berriga ee gobolka Bari. Wasiir Xasan Shire Cabdi ayaa ku baaqay in Cashuurta la bixiyo waxana uu faray Maamulayaasha, Macallimiinta iyo Iskuulada in ay bixiyaan Cashuurta ku waajibtay.

Baahintii
Xafiiska Wacyi-gelinta Iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

259,218 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>