Xaaladda Mukhtaar Roobow oo walaac laga muujiyey.[Dhagayso]

October 28, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Guddoomiyaha xisbi la magac baxay Amniga iyo Cadaaladda oo fadhigiisu yahay Muqdisho ayaa maanta soo saaray war-saxaafadeed uu ku muujinayo walaac xooggan oo ay ka qabaan badqabka Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur.

Roobow oo horey u ahaa ku-xigeenkii ururka Al-Shabaab oo bishii December sannadkii 2018-ka ay dawladda Soomaaliya ka hor istaagtay inuu u tartamo hoggaanka maamul goboleedka Koonfur Galbeed ayaa dhowaan wareysi uu siiyey VOA uga hadlay xaaladdiisa.

Maxaxmed Colaad Xassan ayaa la xiriiray guddoomiyaha Xisbiga Amniga iyo Cadaaladda Yuusuf Xassan Mursal, wuxuuna ugu horeyn weydiiyay waxa uu kusaabsana war-saxaafadeedka ay soo saareen.

VOA

Leave a comment

*

Archives
October 2021
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online