Beesha Caalamka oo soo dhoweeyay dhameystirka Doorashooyinka Aqalka Sare
(November 15, 2021)
Muqdishu:-Saaxiibbada Caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa soo dhaweeyey dhammeystirka doorashada Aqalka Sare ee daba socotay kulanki Golaha Wadatashiga Qaran ee 11 ka Nofeembar iyo ballan qaadka hoggaamiy
Ra’iisul Wasaare Rooble oo si weyn loogu soo dhaweeyay Dhuusamareeb
(November 15, 2021)
Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa galabta Garoonka Diyaaradaha ee Ugaas Nuur kusoo dhaweeyay Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iy
Madaxweynaha Jubaland Ahmed Madoobe oo gaaray Garoowe.[Video]
(November 15, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Garoowe kusoo dhoweeyay Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hoggaaminayo. Dhinac kale