Agaasimihii Radio Muqdisho oo qarax lagu dilay iyo Agaasimihii TV-ga qaranka oo ku dhaawacmayy qaraxa.

November 20, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Allaha u naxariisto agaasimihii Radio Muqdisho, Cabdicasiis Maxamuud Guuleed  oo ku magac dheeraa  Cabdi Casiis Afrika, ayaa lagu dilay qarax ka  dhacay magaalada Muqdisho.

Weriye Cabdicasiis afrika, ayaa u geeriyooday dhaawac halis ah oo kasoo gaaray qaraxa,waxaana sidoo kale dhaawac uu ka soo gaaray qaraxa Sharma’arke Maxamed Warsame oo ahaa Agaasimaha Tv -ga Qaranka Soomaaliya iyo Darawalkii gaariga .

 Cabdicasiis Afrika, ayaa waxaa uu qeyb weyn ka ahaa dagaalka lagula jiray kooxda caadeystay daadinta dhiiga Shacabka Soomaaliyeed ee Muslinka ah ee Al Shabaab wuxuuna soo saare ka ahaa barnaamijka Gungaar ee lagu wareysan jiray dagaalamayaasha Alshabaab ee dowladdu gacanta ku dhigto, 

 Agaasimihii telefishinka qaranka Somaaliya, Sharmaarke Maxamed Warsame ayaa waxaa dhaawaciisa loo gaaday Isbitaalka isaga iyo darawalkii gaariga .

A/Cawale

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2021
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online