Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF)oo ku amray musharaxiinta Gobollada Waqooyi in aysan wajigooda qarsan karin
November 22, 2021 - Written by EditorMuqdisho:-Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) waxay ku war galinayaan Musharixiinta ku tartamaya kuraasta Gobollada Waqooyi Somaliland in aan la aqbali doonin in musharax ku jira tartanka uu qariyo wajigiisa.
[ngg src=”galleries” ids=”3883″ display=”basic_thumbnail”]M_M_Deeq
Halgan.net