Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL oo gaaray deeganka Kal-gudbaale ee Gobolka Sanaag.[Masawiro]

November 23, 2021 - Written by Editor

Kal-gudbaale:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo gaaray Gobolka Sanaag ayaa kormeeray Jiida hore ee Ciidamada difaaca ee Kal-gubataale ee Gobolka Sanaag. Guddoomiyaha oo safarkiisa uu la xiriiro dhiiri gelinta Ciidamada difaaca ayaa u kuur galay xaalada Ciidanka iyo baahiyahooda, waxaana uu ku bogaadiyey shaqada ay dalkooda u hayaan.

Kormeerka Guddoomiyaha ee Jiida hore Kal-gubataale waxaa ku wehlinayey Taliyaasha kala duwan ee Guutooyinka Ciidamada Dawladda Puntland ee Gobolka Sanaag.

DHAMMAAD
Xafiiska Warfaafinta & Wacyi-gelinta
Golaha Wakiillada Dawladda Puntland

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

262,886 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>