Guddoomiyihii hore ee Golaha Baarlamaanka JFS oo la gudoonsiiyey Shahaadada Musharaxnimo ee Xildhibaanada Golaha Shacabka

November 23, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Shiikh C/raxmaan ayaa maanta la guddoonsiiyay shahaadada musharaxnimo ee Xildhibaanada Golaha Shacabka. Guddiga doorashada Koonfur Galbeed ayaa guddoomiyaha guddoonsiiyay shahaadada ka dib markii uu buuxiyay dhamaan shuruudihii musharaxnimo ee looga baahnaa. Guddoomiye Maxamed Mursal ayaa mar kale u tartamaya kursiga sumadiisu tahay HOP182 ee Golaha Shacabka.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

262,886 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>