Khudbadihii Jimcaha ee maanta oo xul ah .

November 5, 2021 - Written by Editor

Nairobi:-Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abubakar Al-sadiiq ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa waxaa jeediyey Sheekh Cabdirahmaan Sheekh Mursal waxaa uu si wanaagsan uga hadlay Maalinta Qiyaamaha iyo sida loogu baahan yahay in aan u diyaargarowno.

Hoos ka dhageyso Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu bakar Al-sadiiq ee magaalada Nairobi Sheekh Cabdirahmaan Sheekh Mursal

Dhinac kale waxaa Khudbadii Jimcaha ee masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi ka jeediyey Sheekh Maxamed Idirs isagoo maanta khudbada uga hadlay Musuqmaasuqa Astaamihiisa, Saameyntiisa iyo daawadiisa.

Hoos ka dhageyso Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu bakar Al-sadiiq ee magaalada Nairobi Sheekh Maxamed Idirs Ahmed Xafidahulaah

Sidoo kale Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa maanta waxaa uu khudbadii jimcahan uga hadlay muhumada ay leedahay in Muslimiinta ay u laabtaan Marjacooda oo ah Kitaabka alle iyo Sunnada Nabigeena Maxamed CSW

Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al Rowda ee Boosaaso waxaa jeediyey Sheekh Dr Crisaaq Takar waxaana uu uga hadlay cadaawada Sheydaanka iyo sida uu u qiyaabo dadka una lumiyo

Halgan.net

Comments are closed.

Archives
November 2021
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online