Khudbadii Jimcaha “Kitaabka iyo Sunnaha waa in loo laabto 2” Sheekh Dr Bashiir Axmed Salaad

November 20, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Waxaan halkan idiinku soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Al Jazeera waxaana Khudbada jeediyey Sh Bashiir Axmed Salaad waxaana uu Sheekhu ka hadlay وجوب الرجوع عند التنازع إلى الكتاب والسنة waxay ahayd kudbad qiimo badan alaha xifdiyo Sheekh Bashiir Axmed Salaad .

Hoos ka Daawo Khudbadii Masjidka Al Jazeera وجوبالرجوععندالتنازعإلىالكتابوالسنة Sheekh Dr Bashiir Axmed Salaad .

Halgan.net
Muqdisho

Comments are closed.