Madaxweynaha Galmudug oo daahfurey Barnaamijka Daadejinta Adeegyada Dowladda Galmudug.

November 8, 2021 - Written by Editor

Guriceel:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xalay ka qeybgalay Munaasabad si heersare ah loo soo agaasimay oo lagu daahfurayay Barnaamijka Daadejinta Adeegyada Dowladda Galmudug.

Munaasabadan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dib uheshiisiinta iyo Federalka ayaa waxaa kasoo qeyb galay Guddiga Daadejinta Adeegga, xubno ka tirsan Labada gole ee Dowladda Galmudug, xubno ka tirsan labada gole ee BFS, Gudoomiyayaasha Degmooyinka Galmudug iyo masuuliyiin kale.

Ugu danbeyntii Madaxweynaha Dowladda Galmudug ayaa si rasmi ah u Daahfuray Hanaanka Daadejinta Adeegyada DGM oo dhawaan si buuxda uga hirgali doona deegaanada Galmudug.

——Dhamaad—–

Leave a comment

*

Archives
November 2021
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online