Markabkii ugu horeeyay oo ku soo xirta Dekadda Garacad ee Gobolka Mudug.[Masawiro/Video]

November 28, 2021 - Written by Editor

Garacad:-Munaasabada lagu Daah-furka Markabkii ugu horeeyay oo ku soo xirta Dekadda Garacad ka tirsan Gobolka Mudug ayaa lagu qabtay isla Dekkada Garacad waxaan daahfurka ka soo qayb galay Masuuliyiinta ka tirsan Dowladda Puntland iyo madaxda shirkada Wadaagsan ayaa ka qayb-galay munaasabada.

Markabakan ayaa shirkada Wadaagsan ee Dekadda Garacad uwada shixnad dhan 3 kun oo Tan oo qalab kala duwan ah.
Wasiirka ku Xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Cabdi Ibraahim Warsame Qowdhan oo ka hadlay Daah-furka ayaa u mahad celiyay cid kasta oo ka qayb qaadatay dhismaha Dekadda Garacad.

Wasaaradda Maaliyadda iyo Hay’adaha shaqo wadaaga ah ayaa dhowaan ka hawal geli doona dekadda garacd iyo Kastamka Tuurdibi sida uu sheegay Wasiirku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda dowladda Puntland.

Baahintii
Xafiiska Wacyi-gelinta Iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland

Leave a comment

*

Archives
November 2021
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online