Midowga Musharaxiinta “Ma aqbali doona boobka lagu hayo doorashada Aqalka Hoose”

November 27, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Golaha Midowga Musharaxiinta oo soo saaray warsaxaafeed ayaa waxaa ay sheegeen in aysan aqbali doonin doorashooyinka deegaanada qaar ee lagu bilaabay boob qaawan oo la isu awood sheegtay, laguna tuntay habraacyadii doorashada, taasoo halis gelineysa xasiloonida dalka iyo jiritaanka dowladnimada.

Midowga Musharaxiinta ayaa maalmahan leh shirar dhexdooda, sidoo kale ay kulan la yeelanayaan Ra’iisul Wasaare Rooble iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada iyo Beesha Caalamka.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2021
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online